Bangiga Adduunka oo ballanqaad u sameeyay Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur (Sawirro)

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa bangiga adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson iyo xubno kale oo la socday. Kulankan dhax maray ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo xubnaha matalayay Bangiga adduunka ayaa looga hadlay sidii ay gacan uga geesan lahaayeen abaaraha dalka ka … Continue reading Bangiga Adduunka oo ballanqaad u sameeyay Ergay Cabdiraxmaan Cabdishakuur (Sawirro)